April 12, 2022
abdullahi Macoow

Xiriirka Somali Teqball ayaa waday in ay gaarsiiyaan ciyaaraha Teqballka Magaaloyinka iyo degmooyinka wadanka, sidaa darteed waxaa nasiib u helay degmada Warta Nabadda in lagu daahfuro cayaaraha Teqballka iyadoo loo qabtay 5 kooxood oo ka tirsan degmada, Tartanka waxaa la cayaari doonaa maalmaha Arbacada iyo Sabtida iyadoo ay ka dhacayso garoonka degmada wart nabadda. Waxaa…